Chapter 18 - Day 2 Flashcards
aamin
v. believe
adeegso
v. use for yourself
asal ahaan
originally
caabud
v. worship
Carab(ta)
carabo/a(ha)
Arab
dariiqo/a(da)
dariqooyin(ka)
way/ religious sect
dhab
real
v. hit/copulate
n. lap/mat (ta)
diin(ta) kristtaan(ka)/masiixii(ga)
Christian religion
dulqaad(ka)
tolerance
dunida dacalladeeda
all over the world
Eedaan(ka)
Eedaanno/a(da)
call for prayer
Aadaan(ka)
Aadaanno/a(da)
call for prayer
isku shaandhee
v. shuffle
ka maaran
be without, lacking
maaliyad(da)
maaliyaddo/a(ha)
finance
madhab(ta)
madhabo/a(ha)
Sunni school
Muslin/Muslim(ka)
Muslim
qarni(ga)
qarniyo/a(da)
century
qudbi(ga)
qudbiyo/a(da)
minaret
minnaarad(da)
minnaaraddo/a(ha)
minaret
shaaficiyo/a(da)
Shafi’i
Suufi(ga)
Suufiyo/a(da)
Sufi
ururi
v. gather, collect
xaqiiqo/a(da)
xaqiiqooyin(ka)
truth
xer(ta)
xero/a(ha)
religion student
xus
v. mention, remind
Yahuud(ka)
Yahuud(da)
Jewish
madaraso/a(da)
madarasooyin(ka)
madaaris(ta)
Islam religion school