Chapter 30 - Day 4 Flashcards
aan ku filneyn
insufficient
adeeg(ga) bulshada
adeegyo/a(da) bulshada
public service
afhayeen(ka)
afhayeenno/a(da)
spokesperson
ambaqaad(ka)
ambaqaadyo/a(da)
initiative
baalle/a(ha)
baallayaal(sha)
lamp post
ballari
v.expand
daahfur
v.open, innaugurate, initiate
daar
v.turn on
dabool
v.cover
qorrax dhac
v.set(sun)
dowlad(da) hoose
dowlado/a(ha) hoose
lower government (non-federal)
faa’iideysi(ga)
utilization, taking advantage of something
gaar loo leeyahay
private
habwadaag(ga)
system-sharing, joint-venture
hanweyn
ambitious(positive connotation)
iftiimi
v.enlighten
jar
v.cut
jawi(ga)
atmosphere
joonyad(da)
joonyado/a(ha)
sack
jawaan(ka)
jawaanno/a(da)
sack
ka sii dar
v.exacerbate
kaalin(ta) weyn
kaalimo/a(ha) waaweyn
major role
ku wareeji
v.transfer
nabaadguur(ka)
soil erosion, overgrazing, desertification
qaadaadhige/a(ha)
qaadaadhigayaal(sha)
analyst
qod
v.dig
rafaad
suffering
saami(ga)
saamiyo/a(da)
(business) share
talagal
v.intend
tamar(ta)
energy
tamarta laga dhaliyo qorraxda
solar energy
u deeq
v.donate
xaalufin(ta)
deforestation