Chapter 9 - Day 1 Flashcards
baaji
(v) cancel
beddel
(v) change
bixitaan ah
one-way
caalami
international
cagadhigo
(v) land a flight
carbuun (ta); carbuuno/a (da)
reservation
dhoof
(v) travel abroad
diyaarad (da); diyaarado/a (ha)
airplane
duufaan (ka); duufaano/a (da)
storm
duul
(v) fly
duulimaad (ka); duulimaadyo/a (da)
flight
duuliye/a (ha); duuliyeyaal (sha)
pilot
faransiis (ka)
France
fasax (a); fasaxyo/a (da)
vacation
fii (ga) // ujro/a (da); ujrooyin (ka)
fee
gariir
shaky (turbulence)
garoonka diyaarado/a (ha)
airport
isku qor
(v) book
kac // duul
(v) take off
muddo intee le’eg
how long?
nasiib wanaagsan
good luck
safar
(v) travel
shandad (da); shandado/a (ha)
luggage, suitcase
sii socod iyo soo socod
round trip (lit. go and return)
turki (ga)
Turkey
xaqiiji
(v) confirm
baaqo
(v) delay