Chapter 17 - Day 2 Flashcards
baasuuke/a(ha)
baasuukayaal(sha)
bazzooka
beegso
v. target
bistoolad(da)
bistoolado/a(ha)
pistol
caasimad(da)
caasimado/a(ha)
capital city
dayuuro/a(da) qumatiga u kacda
dayuurooyin(ka) qumatiga u kacda
helicopter
diyaarad(da) qumatiga u kacda
diyaarado/a(da) qumatiga u kacda
helicopter
dhacdo/a(da)
dhacdooyin(ka)
event
difaac
v. defend
fal(ka)
falal(ka)
action, act
farrin(ta)
farrimo/a(ha)
message
gaabis(ta)/gaabin(ta)
short coming, lacking
gacan ka geysan
help, assist, give a hand
garneylka gacanta
garneylo/a(da) gacanta
hand gernade
guuleyso
v. succeed, win
ha ahaato
whether
isla marka
at the same time
hoobiye/a(ha)
hoobiyayaal(sha)
mortar (artillery)
howlgal(ka)
hawlgawllo/a(da)
operations
inkastoo
although
maamul
v. administer
madfac(a)
madaafiic(da)
artillery
miino/a(da)
miinooyin(ka)
land mines
qori(ga) akaha
qoryo/a(ha) akaha
guns
shacab(ka)
people
xasilin(ta)
stabilization
xil wareeji
v. transfer (power)