Chapter 16 - Day 2 Flashcards
billad (da); billado/a (ha)
medal
cayaaraha fudud
light sports (athletics)
ciyaaryahan (ka); ciyaaryahanno/a (da)
player
darbee
(v) kick
fac weyn
old, ancient
garoon (ka); garoomo/a (da)
field, court, stadium
garsoore/a (ha); garsoorayaal (sha)
referee, judge
gool haye/a (ha); gool hayayaal (sha)
goal keeper
guul ka soo hooy
win (bring victory home from…)
hano
(v) possess
horyaal (ka); horyaalo/a (da)
championship
isticmaar (ka); isticmaarro/a (da)
colonial system
jalleec
(v) glance
ka raay
(v) defeat
kubadda koleyga
basketball
kubadda shabaqa
vollwyball
kubbad (da); kubbado/a (ha)
ball
la dhac
(v) strongly like, admire, be impressed
looltan
competitions
niyad xumo/a (da)
demoralized
ordaa (ga); ordaayaal (sha)
runner
rikoorka adduunka
world record
rux
(v) shake
siidhi (ga)/ firimbi (ga); siidhiyo/a (da)/ firimbiyo/a (da)
whistle
siyaado ah
extra
taageere/a (ha); taageerayaal (sha)
supporter
taariikhiyan
historically
taykawuundo
taekwondo
weeraryahan (ka); weeraryahanno/a (da)
attacker, forward
xeego/a (da)
ice hockey
xul (ka) qaranka; xulal (ka) qaranka
national team
yeer/ yeedh
(v) call out, shout, say
yeeri / yeedhi
(v) dictate, whistle