Chapter 38 - Day 1 Flashcards
Afhayeen(ka); afhayeeno/a(da)
Spokesperson
Ahmiyad(da); ahmiyado/a(ha)
Significance
Aqoonyahan(ka); aqoonyahanno/a(da)
Scholars
Bartilmaameed(ka); bartilmaameedyo/a(da)
Target
Bulsho/a(da); bulshooyin(ka)
Society
Burcad(da)
Cadow(ga)
Cilmi(ga) siyaasad(da); culuum(ta) siyaasad(da)
Political science
Dacal(ka); dacalo/a(da)
Corner
Dhac(a)
Robbery
Dhallinyaro/a(da)
Youth
Dhiirageli
Encourage
Doorbid
Prefer
Eedeyn(ta); eedo/a(ha)
Condemnation
Faan
Brag
Fool xun
Heinous
Garab istaag
Support (lit: stand by side)
Hoggaan(ka); hoggaanno/a(da)
Leadership
Indheergarad(ka); indheergaradyo/a(da)
Intellectual
Indhobeel
Become blind
Lit: lose one’s eyes
Jaaliyad(da); jaaliyado/a(ha)
Community
Jiritaan(ka); jiritaano/a(da)
Existence
Ka qaybgal
Participate
La taaban karo
Tangible
Maalgashi(ga); maalgashiyo/a(da)
Investment
Masax
Erase
Midnimo/a(da)
Unity
Qabanqaabiye/a(ha); qabanqaabiyaya(sha)
Organizer
Qabyaalad(da)
Tribalism
Qarannimo/a(da)
Nationhood
Qax
Emigrate
Qurbo/a(ha)
Diaspora
Safaarad(da); safaarado/a(da)
Embassy
Shisheeye/a(ha)
Foreigner
Tacaddi(ga); tacaddiyo/a(da)
Trouble
Xadgudub(ka); xadgudubyo/a(da)
Violation