Chapter 21 - Day 4 Flashcards
barcin
fertile
bangi (ga) dhexe
central bank
baraag (ta); baraago/a (ha)
reservoir
bir (ta) caydhiin
iron ore
camal (ka); camallo/a (da)
jobs
dhuxul (sha)
charcoal
dihin
untapped
gaaska dabiiciga ah
natural gas
horumarin (ta)
development
ido/a (ha)
sheep
ka dhig
(v) render
ka dhig
(v) render
ka kabso
(v) recover
kaafi
enough to
kala fog
far apart
la taaban karo
tangible
looga fadhiyaa
(v) expected
maalgelin (ta)
investment
maar (ta); maaro/a (ha)
copper
macdan (ka); macdanno/a (da)
tin
oomane/a (ha)
arid
qarash-gaareyey
(v) spent
safiir (ka); safiiro/a (da)
ambassador
sahan
(noun) survey
shufto/a (da)
bandits
tiir (ka); tiirar (ka)
pillar
u adkeytsa
(v) endure, withstand
urursan tahay
concentrated
wafdi (ga); wufuud (da)
delegation
wax soo saar (ka)
production
yabooh
(adj) pledged