Chapter 9 - Day 2 Flashcards
aqbal
(v) accept
arji (ga); arjiyo/a (da)
application
baasaboor (ka); baasaboorro/a (da)
passport
bilaash
free
buuxi
(v) fill
carbuuno
(v) reserve
dalbo
(v) apply, request
dembi (ga); dembiyo/a (da)
crime
diid
(v) refuse, deny
fiise/a (ha); fiisooyin (ka)
visa
dal-ku-gal (ka); dal-ku-gallo/a (da)
visa
foom (ka); foomam (ka)
form
hab (ka); habab (ka) // hannaan (ka)
procedure, strategy
hel
(v) find, obtain
hoteel-haye/a (ha); hoteel-hayeyaal (sha)
hotel clerk
kaar (ka) aqoonsi (ga); kaarar (ka) aqoonsi (ga)
ID card
kaar (ka) bangi (ga); kaarar (ka) bangiyo/a (da)
credit card
ku jir
included in, part of
la xiriira
related to
sabab (ta); sababo/a (ha)
reason
safaarad (da); safaarado/a (ha)
embassy
sariir (ta) saddex qaad (ka) ah
king size bed
taariikh (da); taariikho/a (ha)
date
waax (da) socdaal (ka); waaxo/a (ha) socdaallo/a (da)
immigration department
wac
(v) call
warbixin (ta); warbixinno/a (da)
information
weligaa
ever in your life, never