Chapter 12 - Day 2 Flashcards
aqoon (ta); aqoomo/a (ha)
knowledge
dadaal (ka); dadaalo/a (da)
effort
deeq (da) waxbarasho/a (da); deeqo/a (ha) waxbarasho
scholarship
doorasho/a (da); doorashooyin (ka)
choice, election, selection
dooro
(v) choose
faa’iida (da); faa’iidooyin (ka)
benefits
gacan (ta); gacmo/ (ha)
skill
isdiiwaan geli
register yourself
kharash (ka); kharashyo/a (da)
expenses
ku xidhan
depends on
la xidhiidha
about, relating
maaree
(v) manage
maareyn (ta); maareymo/a (da)
management
machad (ka); machadyo/a (da)
institute, vocational training school
muddo/a (da); muddooyin (ka)
period
nijaarad (da); nijaarado/a (ha)
Carpenter
qalinjabin (ta)
graduation
shahaadad (da); shahaadado/a (ha)
certificate, degree
tolliin (ka)
tailoring
waxbarasho sare
higher education
xirfad (da); xirfado/a (ha)
skill
xisaabaad (ka)
accounting
xishmad/xushmad (da); xishmado/a (ha)
respect