Chapter 33 - Day 1 Flashcards
ballaaran/ballaadhan
broad, wide, large
booqasho/a(da)
booqashooyin(ka)
visit
bukaan(ka)
buukanno/a(da)
patient
caawinaad(da)
assistance, aid, help
casri(ga)
modern, state of the art
ciidan(ka)
ciidamo/a(da)
military force
dalal(ka) soo kacaya
dalal(ka) soo koraya
developing countries
dan(ta)
dano/a(ha)
interest, goal
deeq(da)
deeqo/a(ha)
donation
dhisid(da)
building
dib u eegis(ta)
revision, lit. looking at it again
diyaar
ready
geesi(ga)
geesiyo/a(da)
hero
habsami(da)
smoothness, good order
hawlwadeen(ka)
hawlwadeenno/a(da)
operator
hoggamiye/a(ha)
hoggamiyeyaal(sha)
leader
horumrin(ta)
developing
is afgarad(ka)
mutual understanding
ku lug lahaansho/a(ha)
involvement
labajibbaar
v. double
mahad celi
v. thank
mudnaan(ta)
priority
mushahar(ka)
mushaharro/a(da)
salary
natiijo/a(da)
natiijooyin(ka)
result, outcome
qalab(ka)
euipment
qalabayn(ta)
equipping
qayb libaax leh
alot (lit. a lion’s share)
qotodheer
deep rooted
saacid
v. help, assist
sariir(ta)
sariiro/a(ha)
bed
shaki ku jirin
no doubt
shaqsi(ga)
shaqsiyo/a(da)
individual
tababarid(da)
training
xabbad(da)
xabbado/a(ha)
bullet
xilli(ga)
xilliyo/a(ha)
period, season, time