Work Life U4 Ch12 D4 Flashcards
Beec gee
To put up for sale
Biririf(ta) qado/a(da);
biririfo/a(ha) qado/a(da)
Lunch break
Caado ahaan
Normally, usually, traditionally
Dhammaadka todobaad(ka); Dhammaadiyo/a(da) todobaad(ka)
Weekend
Farax
To be happy
Fasax(a); fasaxyo/a(da)
Vacation, permission
Foom(ka) saacadaha shaqada;
Foomam(ka) saacado/a(ha) shaqada
Time-sheet
Hawl(sha); hawlo/a(ha)
Task
Hawlgab(ka)
Retirement, retiree
Ka tirsan
Member of
Ku qanac
To be satisfied with something
Mushaar(ka); mushaarro/a(da)
Wage
Qor
To hire
Saacaddii
Per hour
Saq(da) dhexe
Middle of the night
Shaqee
To work
Shaqo bixiye/a(ha); shaqo bixiyayaal(sha)
Employer
Shaqo doon(ka); shaqo doonayaal(sha)
Job seeker
Uur leh
Pregnant
Wada xajood(ka); wada xaajoodyo/a(da)
Negotiation
Wax ka qabo
Do something about
Waxaa farxad ii ah
It is my pleasure