Popular Sports U5 Ch16 D2 Flashcards
Billad(da); billado/a(ha)
Medal
Cayaaraha fudud
Light sports
Ciyaaryahan(ka); ciyaaryahanno/a(da)
Player
Darbee
To kick
Faca weyn
Old
Garoon(ka); garoomo/a(da)
Field, court, stadium
Garsoore/a(ha); garsoorayaal(sha)
Referee
Gool haye/a(ha); gool hayayaal(sha)
Goal keeper
Guul ka soo hooy
To win (bring victory home from)
Hano
To possess
Horyaal(ka); horyaalo/a(da)
Championship
Isticmaar(ka); isticmaarro/a(da)
Colonial system
Jalleec
To glance
Ka raay
To defeat
Kubadda koleyga
Basketball
Kubadda shabaqa
Volleyball
Kubbad(da); kubbado/a(ha)
Ball
La dhac
To strongly like, admire, be impressed
Looltan
Competitions
Niyad xumo/a(da)
Demoralized
Ordaa(ga); ordaayaal(sha)
Runner
Rekoorka aduunka
World record
Rux
To shake
Seeri; firimbi(ga); firimbiyo/a(da)
Whistle
Siyaado ah
Extra
Taageere/a(ha); taageeyaal(sha)
Supporter
Taariikhiyan
Historically
Taykawuundo
Taekwondo
Weeraryahan(ka); weeraryahanno/a(da)
Attacker, forward
Xeego/a(da)
Ice hockey
Xul(ka) qaranka; xulal(ka) qaranka
National team
Yeer
Call out, shout, say
Yeeri
To dictate, whistle