Health U3 Ch8 D1 Flashcards
Af(ka); afaf(ka)
Mouth
Calaamad(da); calaamado/a(ha)
Symptom, sign
Calool(sha); caloolo/a(ha)
Stomach
Cuno/a(ha); cunayaal(sha)
Throat
Daawee
To treat
Daawo/a(da); daawooyin(ka)
Medicine
Dareen(ka); dareenno/a(da)
A feeling, to feel
Dawakhaad(da) / wareer(ka)
Dizziness
Isbitaal(ka); isbitaalo/a(da)
dhakhtar(ka); dhakhtaro/a(da)
Hospital
Dhaxan(ta)
Cold
Dheg(ta); dhego/a(ha)
Ear
Haddii
If
Hargab(ka)
Flu
Hindhiso/a(da)
A sneeze
Il(sha); indho/a(ha)
Eye
Kaniini(ga); kiniiniyo/a(da)
Pills
Madax(a); madaxyo/a(da)
Head
Madax xanuun(ka)
Headache
Naso
To rest
Neef(ka)
Breath
Qandho/a(da)
Chills
Qufac(a); qufacyo/a(da)
To cough
San(ka); sanan(ka)
Nose
Sharoobo/a(da); sharoobooyin(ka)
Liquid medication, syrup
Shuban(ka)
Diarrhea
Xanuun(ka); xanuunno/a(da)
Jiro/a(da); jirrooyin(ka)
Sickness, sick
Xumad(da); xumado/a(ha)
Fever