Lifestyle Issues U5 Ch16 D4 Flashcards
Ammaan darri(da)
Insecurity
Beer
Farm, plant
Caasimad(da); caasimado/a(ha)
Capital
Cajiin(ka); cajiimo/a(da)
Dough
Cunto yaraan
Food shortage
Daal
To get tired
Dalag(ga); dalagyo/a(da)
Crop
Dhuubo
Lose weight, get slim
Faraq(a); faraqyo/a(da)
Difference
Firfircoonow
To be active
Gargaar(ka) dibadda;
Gargaarro/a(da) dibadda
Foreign aid
Hay’ad(da); hay’ado/a(ha)
Organization, agency, institution
Is leeyahay
Telling to myself
Isku dubbarid(ka)
Coordination
Jiidh/jir(ka); jidhadh(ka)
Body
Ku filan
Enough for
Loogu talo galay
Made for, for
Macluul
Undernourished, thin
Nafaqo darro/a(da); Nafaqo darrooyin(ka)
Malnutrition
Qaramada midoobay;
Qaruumaha midoobay
United nations
Qas
To mix
Qurxoonow
To be beautiful
Raashin(ka)
Food, meal
Saliid caddeey(da)
Cooking oil
Sonkor khasab(ka)
Sugarcane
Soo gaabi
Summerize, shorten
Sulus(ka); sulusyo/a(da)
One third