Security Challenges U4 Ch13 D2 Flashcards
Ammaandarro/a(da); ammaandarrooyin(ka)
Lack of security, insecurity
Argaggixisanimo/a(da)
Terrorism
Argaggixiso/a(da)
Terrorists
Caddeyn(ta); caddeymo/a(ha)
Proof
Deked(da); dekedo/a(ha)
Port
Filo
To expect
Gadh(ka); gadhadh(ka)
Beard
Goobjooge/a(ha); goobjoogeyaal(sha)
Witness
Hanjabaad(da); hanjabaado/a(ha)
Threat
Hubeysan
Armed
Kamarad(da) ilaalo/a(da);
Kamarado/a(ha) ilaalo/a(da)
Surveillance camera
Ku jeed
Facing toward
Laaluush(ka)
Bribe, to bribe
Madaxfurasho/a(da);
Madaxfurashooyin(ka)
Ransom
Markab(ka); maraakiib(ta)
Ship
Nusasaace
Half an hour
Qafaalo
To capture, hijack
Rumeysan
Believable
Shaarub/shaarib(ta); shaarubo/a(ha)
Mustache
Shaki leh
Suspicious
Tacaddi(ga)
Abuse
Timo garaaro ah
Curly hair
Timo malaasan/jilicsan
Straight hair
Weerar
To attack