Searching for A Job U4 Ch12 D3 Flashcards
Cilmi(ga); cilmiyo/a(da)
Knowledge
Dhalinyaro/a(da)
Youth
Farsamo yaqaan(ka); farsamo yaqaanno/a(da)
Technician
Hore
Previous
Horumari
To develop, make progress
Iimeyl(ka); iimayllo/a(da)
Khibrad(da); khibrado/a(ha)
Experience
Soo koob
To summerize
Ku meel gaadh
Temporary
Kulliyad(da); kulliyado/a(ha)
College, faculty
Madax(a); madax(da)
Head, leader
Mushahar(ka); mushaharro/a(da)
Salary
Saxaafad(da); saxaafado/a(ha)
Media
Shaqo raadin(ta); shaqooyin raadin(ta)
Job search
Shirkad(da); shirkado/a(ha)
Company
Shuruud(da); shuruudo/a(ha)
Condition
Urur(ka); ururro/a(da)
Organization
Waayaragnimo/a(da)
Experience, experienced
Waraysi(ga); wareysiyo/a(da)
Interview
Wargeys(ka); wargeysyo/a(da)
Newspaper
Wariye/a(ha); wariyeyaal(sha)
Reporter
Wasaarad(da) warfaafinta;
wasaarado/a(ha) warfaafinta
Ministry of information (propaganda)
Waydii
To ask
Xayaysii
To advertise