Education U4 Ch12 D1 Flashcards
Balcad(da)
School uniform
Bareeg(ga)
Break time
Boqolkiiba
Percent
Dhibco/a(ha); dhibcooyin(ka)
Score, mark, points
Diin(ta); diimo/a(ha)
Religion
Dugsi(ga) sare; dugsiyo/a(da) sare
Secondary, high school
Fiisikis(ka)
Physics
Imtixaan(ka); imtixaanno/a(da)
Examination, test
Isku fasal
Classmate
Iyo wixii la mid ah (iwm)
Etc.
Juquraafi(ga); juqraafiyo/a(da)
Geography
Kimistari(ga)
Chemistry
Maaddo/a(da); maaddooyin(ka)
Subject
Manhaj(ka); manaahij(ta)
Curriculum
Ra’yi(ga); ra’yiyo/a(da)
Opinion
Sanad dugsiyeed(ka)
School year
Saynis(ka)
Science
Taariikh(da); taariikho/a(ha)
History
Teb
To miss
Waajib
Requirement, obligation
Waxbarasho/a(da); waxbarashooyin(ka)
Education
Xaadir
Present (adj)
Xiisad/xissad(da); xisado/a(ha)
Period
Xisaab(ta); xisaabo/a(ha)
Math