Transportation U1 Ch3 D1 Flashcards
Bari(ga)
East
To beg
Bas(ka); basas(ka)
Bus
Baabuur(ka); baabuur(ta)
Gaadhi(ga); gaadhiyo/a(da)
Car
Tagsi(ga); tagsiyo/a(da)
Taxi
Jid(ka); jidad(ka)
Road
Xaafad(da); xaafado/a(ha)
Neighborhood
Raac
To ride, take, herd
Si(da); siyaabo/a(ha); siyaalo/a(ha)
Way
Soco
To go
Cad
White
Cas / guduudan
Red
Garaac
To knock, dial
Gaadh / gaar
To reach
Farasmagaalo/a(ha)
City center, downtown
Fog
Far
Qaado
To take
Ka dambeeya / danbeeya
Behind (adverb)
Ka korreeya
Is / are above
Ka horreeya
Is / are infront of
Ka hooseeya
Is / are under
Ka ag dhaw
Is / are close to
Koonfur(ta)
South
Lugee
To walk, on foot
Masjid(ka); masjidyo/a(da)
Mosque
Hor
Front (preposition)
Isgoys(ka); isgoysyo/a(da)
Intersection
Ag
Near
Albaab(ka); albaabo/a(da)
Door
Dawlad(da), dawlado/a(ha)
Government
Daris(ka) / jiiran(ka) / jaar(ka)
Neighbor
Waqooyi(ga)
North
Galbeed(ka)
West