Traffic Laws & Enforcement U3 Ch10 D1 Flashcards
Booliis(ka)
Police
Calaamad(da) joogsi(ga);
calaamado/a(ha) joogsi(ga)
Stop sign
Calaamad(da) taraafig(ga);
Calaamado/a(ha) trafaafig(ga)
Traffic sign
Canshuur(ta); canshuuro/a(ha)
Tax
Dhaqan-geli
To put into effect
Dhiib
To pay, hand over
Ganaax(a); ganaaxyo/a(da)
A fine
Hag
To direct traffic
Jid hal jiho ah
One way street
Jidka sii
To yield
Jiid
To tow, pull
Joogi
To stop
Liisan(ka); liisamo/a(da)
Batante/a(ha); batantayaal(sha)
Driver’s license
Nal(ka) taraafig(ga); nalal(ka) taraafig(ga)
Samaafare/a(ha); samaafarayaal(sha)
Traffic light
Ruqso(da); ruqsooyin(ka)
Ogolaansho/a(ha); ogolaanshooyin(ka)
Permit
Sharci jabin(ta)
Law breaking
Taariko/a(da) jir(ta); taarikooyin(ka) jir(ta)
License plate
Taraafig(ga)
Traffic
Tixgeli
To respect
Warqad(da) lahaansha(ha);
Waraaqo/a(ha) lahaansho/a(ha)
Ownership papers
Xabbis
To jail
Xawaaree/a(ha)
Speed
Xawaaree
To speed
Xeer(ka); xeerar(ka)
Regulation, constitution, traditional law
Ku biir
To join
Baar
To investigate
Ciqaab
To punish