Air Travel U3 Ch9 D1 Flashcards
Baaji
To cancel
Beddel
To change
Bixitaan ah
One-way
Caalami
International
Cagadhigo
To land(a flight)
Carbuun(ta); carbuuno/a(da)
Reservation
Dhoof
To travel abroad
Diyaarad(da); diyaarado/a(ha)
Plane
Duufaan(ka); duufaano/a(da)
Storm
Duul
To fly
Duulimaad(ka); duulimaadyo/a(da)
Flight
Duuliye/a(ha); duuliyeyaal(sha)
Pilot
Faransiis(ka)
France
Fasax(a); fasaxyo/a(da)
Vacation
Fii(ga)/ujro/a(da); ujrooyin(ka)
Fee
Gariir
Shaky(turbulence)
Garoon(ka) diyaarado/a(ha)
Airport
Isku qor
To book
Kac/duul
To take off
Muddo intee le’eg?
How long?
Nasiib wanaagsan
Good luck
Safar
To travel
Shandad(da); shandado/a(ha)
Luggage, suitcase
Sii socod iyo soo socod
Round trip
Turki(ga)
Turkey
Xaqiiji
To confirm
Laabo
To return, turn back, go back
Amaaho
To borrow
Kabbo
To sip
Dhunko
To kiss
Gado
To buy
Celi
To repeat
Buk
To be sick
Tiri
To count
Aar
To avenge
Qari
To hide
Safee
To clean
Garo
To understand