Life Events U3 Ch11 D2 Flashcards
Aas /duug
To bury
Cassuun
To invite
Cayaar(ta); cayaaro/a(ha)
Play, dance
Cayaaro/a(ha) hiddo/a(ha)
Traditional dance
Deris(ka); derisyo/a(da)
Neighbor
Dhal
To deliver a baby
Dhalasho/a(da); dhalashooyin(ka)
The birth
Gacmo furan
Open arms
Geeri(da)
Death
Gud
To circumcise
Haddiyad(da); haddiyado/a(ha)
Present
Hadhow
Later on
Hambalyo
Congratulations
Hool(ka) xaflad(da); hool(ka) xafalado/a(ha)
Reception hall
Jinaaso/a(da); jinaasooyin(ka)
Funeral
Ka dhac
To happen in/at, take place in/at
Ka qayb gal
Participate, take part
Khudbad(da); khudbado/a(ha)
Speech
Lagu qaban doonaa
Will be held
Liibaan
Victorious, succeed
Miyuusig(ga); miyuusigyo/a(da)
Music
Murugo/a(da); murugooyin(ka)
Sorrow, grief
Qabri(ga); qabriyo/a(da)
Grave
Qalinjebi
To graduate
Qariib(ka); qaraabo/a(da)
Relative
Tun
To play music, beat a drum