Appliances & Utilities U2 Ch7 D3 Flashcards
Baaquli(ga); baaquliyo/a(da)
Bowl
Bishii mar
Once a month
Cunto kululeeye/a(ha); cunto kululeeyayaal(sha)
Microwave
Fargeeto/a(da); farageetooyin(ka)
Fok
Fork
Haan(ta) biyo/a(ha); haamo/a(ha) biyo/a(ha)
Water tank
Jeeg(ga); jeegag(ga)
Check
Kaawiyad(da); kaawiyado/a(ha)
Feero/a(da); feerooyin(ka)
Clothing iron
Kharash(ka) / qarashyo/a(da)
Expense
Koob(ka); koobab(ka)
Cup
Koranto/a(da)
Electricity
Lacag(ta) caddaan(ka) ah
Cash
Minddi(da) / middi; minddiyo/a(ha)
Knife
Qaaddo/a(da); qaaddooyin(ka)
Spoon
Qalab(ka)
Stuff, equipment, tools
Qasaalad(da); qasaalado/a(ha)
Washing machine
Rasiid(ka) / boono/a(da)
Receipt
Saxan(ka); suxuun(ta)
Plate
Shoolad(da); shoolado/a(ha)
Stove(portable)
Tallaajad(da); talaajado/a(ha)
Fridge
Tayo/a(da); tayooyin(ka)
Quality
Telefoon(ka); telefoonno/a(da)
Telephone
Wakaalad(da); wakaalado/a(ha)
Agency
Weel(ka); weelal(sha)
Dishes
Xafiis(ka); xafiisyo/a(da)
Office
Xisaab(ta); xisaabo/a(ha)
Account, total