Natural Medicine/Expressing Sympathy U3 Ch8 D4 Flashcards
Allaha ha caafiyo
May Allah give (him/her/them) health
Allah u naxariisto
Allah give (him/her/them) mercy
Bari
To beg, pray
Calool-fadhi(ga)
Constipation
Daawo/a(da) dabiici(ga)
Natural medicine
Dhabar(ka); dhabarro/a(da)
Back
Geedo-yaqaan(ta); geedo-yaqaano/a(da)
Medicine man
Geeri(da)
Death
Joonis / Indho caseeye/a(ha)
cagaarshow(ga) -southern
Hepatitis
Isticmaal
To use
Jannadii allah ka waraabiyo
Allah put him/her in paradise
Joogto
Continuous, permanent
Ka xumow
To be sad about
Khaas
Special
Khatar
Dangerous
Mahad(da); mahado/a(ha)
Thanks
Marmari
To rub, wipe
Murugeysan
Sad
Naxdin(ta); naxdimo/a(ha)
Fear, extreme sorrow
Ooy
To cry
Rayso / bogso
To heal
Quraan saar
To recite the Quran on
Shiikh(a); shiikhyo/a(da)
Sheikh
Siyaaro/a(da); siyaarooyin(ka)
To visit, commemorate
Tacsi(da); tacsiyo/a(ha)
Condolences
Xeeldheer
Expert