First Aid & CPR U5 Ch15 D3 Flashcards
Aalkolo/a(da); aalkolooyin(ka)
Hand sanitizer
Baandhayj(da); baandhayjyo/a(da)
Bandage
Buufis(ka); buufisyo/a(da)
Spray
Cadaadi
To compress
Cadaadiye/a(ha); cadaadiyayaal(sha)
Compressor
Celceli
To repeat
Cudbi / suuf(ka)
Gauze
Dawo/a(da) neefta; daawooyin(ka) neefta
Inhaler
Dawo xasaasiyadeed; dawooyin xasaasiyadeed
Allergy medication
Faashad(da) tirtirka; faashado/a(ha) tirtirka
Antiseptic wipe
Fadhe/a(ha); fadheyaal(sha)
Tweezers
Gacan gashi(ga); gacmo gashiga
Glove
Kareem(ka) cambaarta;
Kareemooyin(ka) cambaarta
Hydrocortisone cream
Kareem(ka) caabuq bi’iye/a(ha);
Kareemooyin(ka) caabuqbixiye/a(ha)
Antibiotic cream
Koollo/a(da); koollooyin(ka)
Tape
Ku afuuf / buufi
Blow into
Marinka neefta; marinno/a(da) neefta
Breathing canal
Neef(ta); neefo/a(ha)
Air
Neef qabato
Not breathing
Neef siin(ta)
Rescue breaths
Neefso
To breathe
Qool(ka); qoolal(sha)
Sling
Xanuun bi’iye/a(ha); xanuun bi’iyeyaal(sha)
Pain reliever
Kabmo
Cast