House Interior U2 Ch7 D2 Flashcards
Alaab(ta) guri(ga); alaabo/a(da) guryo/a(ha)
Furniture (lit. Things for the house)
Armaajo/a(da); armaajooyin(ka)
Dresser, cabinet, armoire
Culus
Heavy
Daariishad(da); dariishado/a(ha)
Window
Derbi(ga); darbiyo/a(da)
Wall
Dhig
To put
Fillo/a(da); fillooyin(ka)
Villa
Furaash(ka); furaashyo/a(da)
Matress
Hoolway(ga); hoolwayo/a(da)
Hallway
Jebi
To break
Kabadh(ka); kabadho/a(da)
Closet, cupboard, pantry
Koomadiin(ka); koomadiinno/a(da)
Nightstand
Kursi(ga) dheer; kuraas(ta) dhaadheer
Sofa, couch
Kursi(ga); kuraas(ta)
Chair
Laambad(da); laambado/a(ha)
Light
Laba qaad
Two-person; queen-size
Miis(ka) shaah(a); miisas(ka) shaah(a)
Tea table
Muraayad(da); muraayado/a(ha)
Mirror
Qol(ka) cunto/a(da); qolal(ka) cunta(da)
Dining room
Rar(ka)
Load, cargo
Roog(ga); roogag(ga)
Rug
Saacada derbiga; saacado/a(ha) derbiyo/a(da)
Clock
Saqaf(ka); saqafyo/a(da)
Ceiling
Sariir(ta); sariiro/a(ha)
Bed
Sawir(ka) derbi(ga); sawirro/a(da) derbiyo/a(da)
Wall picture