Education & Jobs U4 Ch12 D2 Flashcards
Aqoon(ta); aqoomo/a(ha)
Knowledge
Dadaal(ka); dadaalo/a(da)
Effort
Deeq(da) waxbarasho/a(da);
Deeqo/a(ha) waxbarasho/a(da)
Scholarship
Doorasho/a(da); doorashooyin(ka)
Choice, election, selection
Dooro
To choose
Faa’iido/a(da); faa’iidooyin(ka)
Benefits
Farsamo/a(da) gacan(ta);
farsamooyin(ka) gacmo/a(ha)
Technical skill
Isdiiwaan geli
Register yourself
Kharash(ka); kharashyo/a(da)
Expenses
Kombiyuutar(ka); kombiyuutarro/a(da)
Computer
Ku xidhan + ahow
Depends on
La xidhiidha
About, relating
Maaree
To manage
Maareyn(ta)
Management
Machad(ka); machadyo/a(da)
Vocational training, institute
Makaanig(ga); makaanigyo/a(da)
Mechanic
Muddo/a(da); muddooyin(ka)
Period
Nijaarad(da); nijaarado/a(ha)
Carpentry
Qalin jabin(ta)
Graduation
Shahaadad/shahaado/a(da); shahaadado/a(ha)
Certificate, degree
Tolliin(ka)
Tailoring
Waxbarasho/a(da) sare;
Waxbarashooyin(ka) sare
Higher education
Xirfad(da); xirfado/a(ha)
Skill
Xisaabaad(ka)
Accounting
Xishmad/xushmad(da); xishmado/a(ha)
Tixgeli
Respect