Vocabulary Flashcards
Adaa mudan
You are welcome
Adigana?
And you?
Sow nabad ma aha?
Isn’t it peace?
Maxaa cusub?
What is new?
Waa yahay
Alright
Iska warran?
How are you?
ii warran abbaaye?
How are you, sister?
Caafimaad
Good health
Maxaad ku bariday?
How did you start your morning/did you have a peaceful night?
Maxaad ku hargashay?
How is your afternoon/did you have a peaceful afternoon?
Ma nabad baa?
Is it peace?
Haa, waa nabad
Yes, its peace
Waa maxaay magacaagu?
What is your name?
Magacaygu waa sander, adigana?
My name is sander, and you?
Waa maxaay magacaaga danbe?
What is your last name?
Magacayga danbe waa Landro
My last name is Landro
Waa maxaay magacaaga oo seddexan?
What is ur full name?
Magacayga oo seddexan waa Sander Landro
My full name is Sander Landro
Soomaali miyaad tahay?
Are you somali?
Haa, soomaali baan ahay
Yes, i am somali
Maya, Soomaali ma ihi
No, i am not somali
Soomaali maku hadli kartaa?
Can you speak somali?
Maya, kuma hadli karo
No, i can not
Haa, waan ku hadli karaa
Yes, i can speak
Barasho wanaagsan sidoo kale
Nice to meet you too
Israg danbe
See you later