Sentences Flashcards
Halkee uga nooshahay Somalia?
Where in Somalia do you live?
soddon daqiiqo ka hor
30 minutes ago
maxaad samaysay shalay ?
What did you do yesterday?
waan ku caawin doonaa
I will help you
maxaad samayn doontaa casharka ka dib?
What will you do after class?
waan seexan doonaa mar kale
I will go back to sleep
Ma soomantahay?
Are you fasting?
waxay u safraysaa Dubai
She is traveling to Dubai
Taxadar
Be careful
Ma i aaminsanid?
Do you not believe me?
Waan ku aaminsanahay
I believe you
Ma tukataa?
Do you pray?
Haa, waan tukadaa
Yes, i pray
Halkee ku tukataa?
Where do you pray?
Waxaan ku tukadaa Masaajidka
I pray at the masjid
Maxaad u tukataa?
Why do you pray?
Maxaayeelay, Muslim baan ahay
Because, i am muslim
Immisa jeer baad tukataa?
How many times do you pray?
Waxaan tukadaa shan jeer maalintii
I pray 5 times a day
Ma soontaa sidoo kale?
Do you fast too?
Haa, waan soomaa sidoo kale
Yes, i also fast
Bishee soontaa?
Which month do you fast?
Waxaan soomaa bisha barakaysan ee Ramadaan
I fast during the holy month of ramadan