Somali People/cold/wife talk Flashcards
1
Q
Ma ka cabsataa?
A
Are you scared?
2
Q
Waan wadi karaa
A
I can drive
3
Q
Run baan sheegayaa
A
I’m telling the truth
4
Q
Been ma sheegayo
A
I’m not lying
5
Q
Halkey joogtaa?
A
Where is she?
6
Q
Waxay xanaanaynaysaa ilmaha
A
Shes taking care of the children
7
Q
Goorma baad arkaysaa?
A
When will you see her?
8
Q
Bisha soo socota
A
Next month
9
Q
Soomaalidu waa dad wanaagsan
A
Somalis are good people
10
Q
Soomalidu wa dad sharaf leh
A
Somalis are honorable people
11
Q
Waxay ku xirantahay
A
It depends
12
Q
Hargab miyaad qabtaa?
A
Do you have a cold?
13
Q
Haa, hargab baan qabaa
A
Yes, i have a cold
14
Q
Maxaayeelay
A
Because