Conversation Class 4 Flashcards
Halkee ku dhalatay?
Where were you born?
Waxaan ku dhashay Bergen
I was born in Bergen
Goorma baad dhalatay?
When were you born?
Waxaan dhashay 1998 ( kun sagaal boqol sagaashan iyo sideedii )
I was born in 1998
Halkee ku nooshahay?
Where do you live?
Waxaan ku noolahay Oslo, adigana?
I live in Oslo, and you?
Waxaan ku noolahay Mogadishu
I live in Mogadishu
Yaad la nooshahay?
Who do you live with?
Waxaan noolahay kaligay, adigana?
I live alone, and you?
Waxaan la noolahay reerkayga
I live with the family
Halkee degantahay?
Where do you live?
Waxaan deganahay Oslo, adigana?
I live in Oslo, and you?
Waxaan deganahay Xamar
I live in Xamar
Yaad la degantahay?
Who do you live with?
Waxaan la deganahay xaaskayga
I live with my wife
Someone asks: Halkee ku dhalatay?
What do you answer?
Waxaan ku dhashay Bergen
I was born in Bergen
Someone asks: Goorma baad dhalatay?
What do you answer?
Waxaan dhashay kun sagaal boqol sagaashan iyo sideedi
I was born in 1998
Someone asks: Halkee ku nooshahay?
What do you answer?
Waxaan ku noolahay Oslo, adigana?
I live in Oslo, and you?
Someone asks: Yaad la nooshahay?
What do you answer?
Waxaan noolahay kaligay, adigana?
I live alone, and you?
Someone asks: Halkee degantahay
What do you answer?
Waxaan deganahay Oslo, adigana?
I live in Oslo, and you?
Someone asks: Yaad la degantahay?
What do you answer?
Waxaan la deganahay xaaskayga
I live with my wife