Speaking Flashcards
Waan cunay
I ate
Waxaan cunay malawax iyo beer
I ate malawax iyo beer
Reerka halkay joogaan?
Where is the family?
Way jirantahay
She is sick
Waan jiifanayaa
Im sleeping
Waan nasanayaa
Im resting
Goorma baad afuri doonta?
When will you break your fast?
maqaayad miyaad aadaysaa?
Are you going to a resturant?
Qabiilkee baad tahay?
Which tribe are you?
Farxad
Happines
Dhabarkaaga ka waaran?
How is ur back?
Ma murugaysantahay?
Are you sad?
Waa sidii
The same
Waxaan ahay shaqo la’aan
I am unemployed
Waan nadiifin doona
I will clean
Goorma baad guursan doontaa?
When will you get married?
Moobeelkaagi aaway?
Where is ur phone?
Waa kan
Its here
Waan dhameeyay
I’m finished
Maxaad soo gadanaysaa?
What are you buying?
Wax kasta
Anything
Mashquul miyaa?
Is it busy?
Dad badan miyaa jooga?
Are there many people there?
Wax yar
A little bit
Qaali miyaa?
Is it expensive?
Waa raqiis
Its cheap
Waa qaali
Its expensive
qiima dhimis ii samee?
Can you give me a discount?
Ma daashay?
Are you tired?
Ma daalin
Im not tired
Hawada ka waaran?
How is the weather?
Ma imaan karaa?
Can i come?
maxaad i siinaysaa?
What will you give me?
Maxaad u qoslaysaa
Why are you laughing?
Waxaan nahay saaxiibo
We are friends
Wuu i xanuunayaa
I am in pain