Important Flashcards
Maxaad xaasid u tahay?
Why are you cruel?
Xaasid ha noqonin
Dont be cruel
Waa adayg
It’s hard
Beri cashar ma leedahay?
Do you have class tomorrow?
Waan kulannay waana iska helnay
We met and we liked each other
Maxaad u guursatay gabar Soomaali ah?
Why do you marry somali lady?
Waan caddahay
I’m white
Waan cadahay laakiin waxaan bartay af Soomali
I’m white but i learnt somali
Waan cadahay laakiin waan aqaanaa af Soomaali
I’m white but i know somali
Waan caawinayaa
I’m helping
Waan caawin doonaa
I will help
Ma taqaanaa sida baabuur loo wado?
Do you know how to drive a car?
Ma lugaysaa?
Do you walk?
Maanta ma leedahay casharo badan?
Do you have more classes today?
Maxaad u baratay Soomaali?
Why did you learn somali?
Maxaad u baranaysaa Soomaali?
Why are you learning somali?
Immisa baad baranaysaa Soomaaliga?
How much have you been learning somali?
Waxaan baranayay shan bilood
I have been learning for 5 months
Wali waan baranayaa
I am still learning
Yaa ku baray Soomaaliga?
Who taught you somali?
Halkee ka baratay soomaaliga?
Where did you learn somali?
Waxaan qaataa casharo Soomaali ah
I am taking somali lessons
Anaa isbaray
I taught myself
Waxaan leeyahay Macalin Soomali ah
I have a somali teacher
Ma taqaanaa Soomaali badan?
Do you know many Somali people?
Waad ku mahadsantahay imaanshahaaga
Thank you for coming
Waan ku faraxsanahay inaad timaado
I am happy you could come
Waxaan rajaynayaa in aad ka heshay xaflada
I hope you liked the party
Waxaan rajaynayaa in aad halkaan ku qaadatay waqti fiican
I hope you have a good time here