Resturant Flashcards
Way nasanaysaa
She is resting
Way shaqaynaysaa
She is working
Maxaad ku saxuuratay?
What did you have for suhuur?
Ma baahantahay?
Are you hungry?
Ma baahni
Im not hungry
Ma oomani mana baahni
Im not thirsty or hungry
Maxaad haysaa?
What do you have?
Waxaan haynaa bariis, baasto, maalay
We have rice, pasta, fish
Maxaan kuu keenaa?
What should we bring you?
Maxaad u baahantahay?
What do you need?
Waxaan rabaa bariis iyo hilib lo’
I want rice and beef meat
Ii keen bariis iyo malaay
Bring me rish and fish
Biyo qabow ma haysaa?
Do you have cold water?
Ma haysaa cabitaan cambe?
Do you have mango juce?
Shaah ma haysaa?
Do you have shaah?
Kafee ma haysaa?
Do you have coffee?
Qaxwo ma haysaa?
Do you have qaxwo?
Ii keen koob qaxwo ah
Bring me a glass of qaxwo
Ii keen shaah cadays ah
Bring me shaah with milk
Ii keen shaah bigays ah
Bring me shaah without milk
Waa immisa lacagta?
How much money?