JIR Flashcards
Immisa daqiiqo baad u jirtaa shaqada?
How many minutes is it from you to your workplace?
Waxaan u jiraa shan daqiiqo oo baabuur ah
I am 5 minutes away with a car
Immisa daqiiqo baad ii jirtaa?
How many minutes are you from me?
Immisa daqiiqo baan ku jiraa?
How many minutes am i from you?
Immisa bay isu jiraan London iyo Stockholm?
How far is it between London and Stockholm?
Waxay isu jiraan 2 saac oo diyaarad ah
They are two hours apart by plane
Immisa bay isu jiraan gurigayga iyo gurigaaga?
How far is it from my house to your house?
Waxay isu jiraan 10 daqiiqo oo lug ah
They are a 10 minute walk from each other
Jiraa
Exist
Ma jiro
There is none
Jirtaa
Exist
Ma jirto
Doesnt exist
Jiraan
Exist
Ma jiraan
Doesnt exist