Somaliguru Flashcards
Waa maxaay dhalashadaadu?
What is your nationality?
Halkee ka soo jeedaa?
Where are you from?
Igu salaan waalidkaa
Tell your parents hi for me
Maalintu hakuu wacnaato
Have a lovely day
Dabcan
Of course
Hambalyo
Congratulation
Nasiib wacan
Good luck
Maxaan ku qabtaa?
What should i do for you?
Sideen kuu caawin karaa?
How can i help you?
Qof adag baad tahay
You are strong person
Qof caqli badan baad tahay
You are smart
Fulay baad tahay
You are cowardly
Saaxiibo ayaan nahay
We are friends
Halkaan adiga baan ku joogaa
I am here for you
Geesi baad tahay
You are brave
Maxaa kugu dhacay?
What happened to you?
See dareemaysaa?
How are you feeling?
Ma i caawin kartaa?
Can you help me?
Carrur ma leedahay?
Do you have children?
Walaalo ma leedahay?
Do you have brothers?
Say yihiin?
How are they?
Way fiicanyihiin
They are fine