Personal Pronouns Flashcards
1
Q
Aniga waan faraxsanahay
A
I am happy
2
Q
Adiga waad faraxsantahay
A
You are happy
3
Q
Isaga wuu faraxsanyahay
A
He is happy
4
Q
Iyada way faraxsantahay
A
She is happy
5
Q
Innaga waynu faraxsannahay
A
We are happy
6
Q
Adinka waydin faraxsantihiin
A
You guys are happy
7
Q
Iyaga way faraxsanyihiin
A
They are happy