Family Flashcards
Waa maxaay magaca aabahaa?
What is ur dads name?
Magaca aabahay waa Håkon
My dads name is Håkon
Maxuu ka shaqeeyaa?
What does he do for work?
Waxuu caawiyaa bulshada
He helps people
Halkuu ka shaqeeyaa?
Where does he work?
Waxuu la shaqeeyaa dowlada
He works for the government
Maxaad inta badan qabataa jimcaha?
What do you usually do on fridays?
Waxaan inta badan booqdaa qaraabadayada
I usually visit the relatives
Inta badan waan shaqeeyaa
I usually work
Waxaan inta badan aadaa masaajidka
I usually go to the masjid
Maxay qabtaan qaraabadaada?
What do your relatives do?
Waa beeralay
The family (they work in a family owned shop)
Waa ganacsato
They are businessmen
Waan seexday
I sleep
Waxay caawinaysaa ilmaha
She helps the children
Xaasle miyaad tahay?
Are you married?
Yaa ku bara?
Who taught you?
Waxaan i bara macalinkayga
I was taught by my teacher
Halkay ka degantahay Mogadishu?
Where in Mogadishu does she live?