Somaliiiiii Flashcards
1
Q
Waad yartahay
A
You are young
2
Q
Waad gabowday
A
You are old
3
Q
Waad duqowday
A
You are old
4
Q
Wali waad yartahay
A
You are still young
5
Q
Ma jecli
A
I dont like
6
Q
Waa imissa saac?
A
What is the time?
7
Q
Waa laba iyo tobankii
A
Its 12
8
Q
Duhurnimo
A
12
9
Q
Goorma baad aroosi doonta?
A
When are you getting married?
10
Q
Waxaan bartaa Maaliyad
A
I study finance