Sentences Flashcards
Wax yar waan daalanahay
I’m a little tired
Daawo ma cuntay?
Did you eat any medicine?
Looma baahna
Not necessary
Ma fiicna
Not good
Waxaad u baahantahay in aad xaliso
You need to fix it
ma haysano caafimaad bilaash ah
We dont have free healthcare
Waxaad tahay nin fiican
You are a good man
Waxaad tahay haweenay fiican
You are a good woman
Waxaad tahay gabar fiican
You are a good woman
waan isla joognaa
We are together
ma naqaano
We dont know
Waxaan cunay cunto mexican
I ate mexican food
Madaxa ma i xanuunayo
I dont have a headache
Soomaaliland waa qayb ka mid ah Somalia
Soomaliland is a part of Somalia
Siyaasada ma jeceshahay?
Do you like politics?
Somalia ma soo hagaagaysaa Mustaqbalka?
Will Somalia be better in the future?
Musuqmaasuqa waxuu u baahanyahay in laga taqa luso
Corruption needs to go away
ma igu waa faqsantahay ?
Do you agree?