Conversation Flashcards
Maxaad barataa?
What are you learning?
Waxaan bartaa Soomaali
I am learning somali
Hoyoo halkay degantahay?
Where does ur mum live?
Hooyoday waxay degantahay Bergen
My mum lives in Bergen
Hoyoo yay la degantahay?
Who does ur mum live with?
Hoyooday waxay la degantahay reerkeeda
My mum lives with the family
Abbe ka waran?
How is ur dad?
Abbeday wuu fiicanyahay
My dad is good
Abbe halkuu deganyahay?
Where does ur dad live?
Abbeday wuxuu deganyahay Bergen
My dad lives in Bergen
Abbe yuu la deganyahay?
Who does ur dad live with?
Abbeday waxuu la deganyahay reerkiisa
My dad lives with the family
Manta maxaad samaynaysaa?
What are you doing later today?
Waxaan aadayaa Gym
I am going gym
Maxaad samayn doontaa beri?
What are you doing tomorrow?