Advanced Conversation Flashcards
Sabab?
Why?
Ma seexanin
I didnt sleep
Waan kaftamayaa
I’m joking
Waan kaftamayay
I was joking
Ma haysata buug iyo qalin
Do you have a book and a pen?
Haa, waxaan haystaa buug iyo qalin
Yes, i have a book and a pen
Buugaagii aaway?
Where is the book?
Buugaygii waxuu saaranyahay miiska
My book is on the table
Qalinkaaagii aaway?
Where is the pen?
Qalinkaygii waxuu ku jiraa jeebkayga
My pen is in the pocket
Arday miyaad tahay mise macalin?
Are you a student or a teacher?
Waxaan ahay arday
I am a student
Maxaad barataa?
What are you learning?
Waxaan bartaa luqada af-soomaliga
I am learning the language somali
Ma taqaanaa luqado kale?
Do you know other languages?
Haa, waan aqaanaa
Yes, i know
Waa maxaay magaca macalinkaaga oo dhamaystiran?
What is your teachers full name?
Magaca macalinkayga oo dhamaystiran waa …
My teachers full name is …
Goorma baad kacdaa?
When did you wake up?
Waxaan kacaa salaada subax
I woke up for morning prayer
Maxaad qabataa markaad kacdid?
What did you do when you woke up?
Waxaan aadaa suuliga. Ilkaha baan cadaysadaa. Waan weesaystaa. Ka dib, masaajidka baan aadaa. Ka dib, waan tukadaa.
I went to the bathroom. I brushed my teeth. I did wudhuu. Then, i went to the masjid. Then, i prayed.
Someone asks:
Goorma baad kacdaa?
What do you answer?
Waxaan kacaa Salaada subax
Someone asks:
Maxaad qabataa markaad kacdid?
What do you answer?
Waxaan aadaa Suuliga, ka dib, ilkaha baan cadaysadaa