Unemployment U10 Ch35 D3 Flashcards
Badhasaab(ka); badhasaabyo/a(da)
Governor
Canaan(ta)
Criticism, reprimand
Daahfur
To inaugurate
Daraasad(da); daraasado/a(ha)
Study
Darsin(ka); daraasiin(ta)
Dozen
Dhallinyaro/a(da)
Youth
Dhaqdhaqaaq(a); dhaqdhaqaaqyo/a(da)
Movement, activity
Duruuf(ta); duruufo/a(ha)
Condition, circumstance
Fara ku tiris
Few
Faraha la gal
To interfere, get involved
Gole/a(ha) degaanka;
golayaal(sha) degaanka
Local council
Haajir
To migrate
Halaag
To die, perish
Ku hawllan
Busy with
Hiigsi
To goal
Ilo/a(ha) dhaqaale/a(ha)
Economic sources
Isku/isu duwe/a(ha);
Isku/isu duwayaal(sha)
Coordinator
Jihee
To direct
Khasab
To compel, force
Khayraad(ka); khayraadyo/a(da)
Resource
Koboca dhaqaale/a(ha)
Economic growth
Kumannaan(ka)
Thousands
Mihnad(da); mihnado/a(ha)
Vocation, trade
Qalinjebi
To graduate
Qarammada midoobay
UN
Qoys(ka); qoysas(ka)
Family
Quus(ta)
Discouragement, despair
Ra’yi(ga); ra’yiyo/a(da) / aaraa’(da)
Idea, opinion
Ragaadi
To hinder
Saboolnimo/a(da)
Poverty
Shaqo abuur
Job creation
Shaqo la’aan(ta)
Unemployment
Suuragal
Possible
Ururrada bulshada
Community organizations
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Ministry of Labor and Social Affairs
Xirfad siin(ta)
Skills training