Terrorism U10 Ch37 D3 Flashcards
Abbaarihii
Around
Agagaar(ka)
Surroundings
Baaritaan(ka); baaritaanno/a(da)
Investigation
Bahwadaag(ga/ta)
Alliance
Bandhig
To present
Barqonimo/a(da)
Late morning (9am-11am)
Damac(a)
Intent
Dayacaad(da)
Negligence
Dhaawac(a); dhaawacyo/a(da)
Injury
Dhisan
Established
Dhuti
To limp
Dib u xoreyn(ta)
Re-liberation
Gantaal(ka); gantaallo/a(da)
Missile, projectile
Gelin(ka) dambe
Afternoon
Guuleyso
To be victorious, succeed
Hambalyee
To congratulate
Hoggaan(ka)
Leadership
Howlgal(ka); howlgallo/a(da)
Operation
Ilaalo/a(da)
Guards
Is daba joog
Consecutive, series
Isgarabso
To form a coalition, lean on each other
Ismiidaamin(ta)
Suicide
Ku meel gaar(ka)
Transitional
Ku qaadeen
To carry out an action
Ku wajahnaa
Going towards
Kulan(ka); kulammo/a(da)
Meeting
Nabad-diid
Anti-peace
Qasaare/a(ha); qasaarooyin(ka)
Damage, loss
Qorshee
To plan
Shaki
To suspect
Unug
To begin, noun: form, cell
Urur(ka); ururro/a(da)
Organization
Waxyeello/a(da); waxyeellooyin(ka)
Harm
Weerar
To attack
Xaflad(da) aroos(ka);
xaflado/a(ha) aroos(ka)
Wedding ceremony
Xalay
Last night