Banking U10 Ch35 D2 Flashcards
Bangi(ga) dhexe
Central bank
Caddee
To clarify, explain
Ciqaab
To punish
Daalacnaan(ta)
Transparency
Dabagal
To track, follow
Dadban
Indirect
Dakhli(ga); dakhliyo/a(da)
Revenue, income
Dareen(ka);
dareemmo/a(da) / dareenno/a(da)
Feeling, perception
Deeq bixiye/a(ha); Deeq bixiyayaal(sha)
Donor
Dhaleecee
To criticize
Dib u habeyn(ta)
Restructuring, reorganizing
Difaac
To defend
Diyaar
Ready
Eedee
To accuse
Gaashaan(ka) ku dhufo
To reject
Garsoor(ka)
Justice system
Gudbi
To transmit, pass
Guddoomiye/a(ha);
Guddoomiyayaal(sha)
Governor
Hanti(da) guud
Public property
Hantidhowr(ka) guud
Auditor general
Hufnaan(ta)
Transparency
Isbeddel(ka); isbeddello/a(da)
Reform, change
Iscasil
To resign
Jago/a(da); jagooyin(ka)
Position, post
Karaamo/a(da)
Dignity
Khasaari
To waste, bankrupt
Lacag caddaan ah
Cash
Lunsasho
Embezzling
Miisaaniyad(da); miisaaniyado/a(ha)
Budget
Musuqmaasuq(a); musuqmaasuqyo/a(da)
Corruption
Noolee
To revive, keep alive
Qandaraas(ka); qandaraasyo/a(da)
Contract
Tartan(ka);
tartammo/a(da) / tartanno/a(da)
Competition, contest
Xaddid
To restrict
Xukun
To govern