Leisure Activities U10 Ch34 D1 Flashcards
Aroosad(a) / caroosad(da) / caroosad/a(ha)
Bride
Basal(sha)
Onion
Burburi
To smash
Caddib
To punish
Cajiib
Intricate
Calool xumo/a(da); calool xumooyin(ka)
Sorrow
Ceer(ta)
Caydh(a) - northern
Wellfare (goverment subsidy)
Cunug(a); ciyaal(ka)
Kid
Dhaxan(ta)
Chilly air
Dulmi(ga)
Oppression
Fan(ka)
Drama
Fursad(da); fusado/a(ha)
Chance
Garoon(ka); garoomo/a(da)
Stadium
Garsoore/a(ha); garsoorayaal(sha)
Referee
Goolhaye/a(ha); goolhayayaal(sha)
Goalkeeper
Guul darro/a(da); guul darrooyin(ka)
Defeat
Guul(sha); guulal(sha)
Victory
Ka horimow
To confront
Jiil(ka); jiilal(ka)
Generation
Jubna(da)
Cheese
Ka duwan
Different
Macaamil(ka); macaamiil(sha)
Client
Malab(ka)
Honey
Mari
Apply ( to a surface)
Murug(ta); murugo/a(da)
Grief
Nafaqo/a(da); nafaqooyin(ka)
Nutrition
Qurux(da)
Elegance
Riyaaq
To enjoy
Shiil
To fry
Sumcad(da); sumcado/a(ha)
Reputation
Tababare/a(ha); tababarayaal(sha)
Coach
Tacsi(da); tacsiyo/a(da)
Bereavement
Toon(ta)
Garlic
Tuuna(da)
Tuna
Waalan
Be crazy
Xul(ka) qaran(ka);
Xulal(ka) qaran(ka)
National team