Politics U11 Ch38 D1 Flashcards
Afhayeen(ka); afhayeeno/a(da)
Spokesperson
Ahmiyad(da); ahmiyado/a(ha)
Significance
Aqoonyahan(ka); aqoonyahanno/a(da)
Scholar
Bartilmaameed(ka);
bartilmaameedyo/a(da)
Target
Bulsho/a(da); bulshooyin(ka)
Society
Burcad(da)
Gang
Cadow(ga)
Enemy
Cilmi(ga) siyaasad(da);
Culuum(ta) siyaasad(da)
Political science
Dacal(ka); dacalo/a(da)
Corner
Dhac(a)
Robbery
Dhallinyaro/a(da)
Youth
Dhiirageli
To encourage
Doorbid
To prefer
Eedeyn(ta); eedeymo/a(ha)
Accusation
Faan
To brag
Fool xun
Heinous
Garab istaag
To support
Hoggaan(ka); hoggaanno/a(da)
Leadership
Indheergarad(ka); indheergaradyo/a(da)
Intellectual
Indhobeel
To become blind
Jaaliyad(da); jaaliyado/a(ha)
Community
Jiritaan(ka); jiritaano/a(da)
Existence
Ka qaybgal
To participate
La taaban karo
Tangible