Aid In Terrorist Controlled Areas U10 Ch37 D2 Flashcards
Abaar(ta); abaaro/a(ha)
Drought
Ba’an
Severe
Badqab(ka)
Wholesomeness, intactness
Bakhaar(ka); bakhaarro/a(da)
Warehouse
Baqdin(ta)
Fear
Bayaan(ka); bayaanno/a(da)
Decree
Colaad(da); colaado/a(ha)
Conflict
Dagaal(ka); dagaallo/a(da)
Fight, war
Dallad(da); dallado/a(ha)
Umbrella (organization)
Dhexdhexaadnimo/a(da)
Nuetrality
Digniin(ta)
Warning
Gaadhsii
To deliver, convey
Go’aan(ka); go’aanno/a(da)
Decision
Golaha Ammaanka
Security Council (UN)
Gudub
To cross, pass
Guuto/a(da); guutooyin(ka)
Army regiment
Hagardaamo/a(da);
hagardaamooyin(ka)
Torment, harassment
Haki
To pause, disrupt
Halis(ta); halisyo/a(da)
Danger, hazard
Ku dhowaad
Approximately
La tacaal
To deal with
Macluul(sha)
Famine
Madaxbannaani(da)
Independence
Maleeg
To plot, conspire
Nafaqadarro/a(da)
Malnutrition
Qalqalgeli / khalkhalgeli
To create disturbance
Sadbursi(ga)
To deny a fair share by force
Sicirjebin(ta)
Reduced price
Siyaasad(da); siyaasado/a(ha)
Politics
Soo celi
To restore, return to
Tallaabo/a(da); tallaabooyin(ka)
Action
Wafaaqsan
Compliant
Walaac
To get concerned, worry
Wax u dhin
undermine
Xad(ka); xadad(ka)
Border
Xadgudub(ka); xadgudubyo/a(da)
Violation