Somali Diaspora U10 Ch34 D4 Flashcards
Abaalgud(ka); abaalgudyo/a(da)
Prize
Afo/a(da); afooyin(ka)
Spouse (female)
Argagixiso/a(da); argagixisooyin(ka)
Terrorist
Bandhig(a); bandhigyo/a(da)
Exhibition
Barbaari
To grow up, rear, bring up
Caado/a(da); caadooyin(ka)
Tradition
Cayaar(o) dhaqameed(ka)
Folk dance
Dhaadihi
To moderate
Dalxiis(ka)
Holiday (honeymoon)
Dhallinyaro/a(da)
Youth
Dhaqancelis(ka); dhaqancelisyo/a(da)
Cultural rehabilitation
Falgal
To interact
Farshaxan(ka); farshaxano/a(da)
Craft
Fikrad(da); fikrado/a(ha)
Ideology
Gacan ku dhiigle/a(ha);
Gacan ku dhiiglayaal(sha)
Murderer
Gub
To burn
Habaabi
To mislead
Hanqal taag
Eager
Ka go’an
To committ to something
Ku dayo
To imitate
Ku dhexmil
To dissolve
Lammaane/a(ha);
Lammaanayaal(sha)
Couple
Maamuus(ka); maamuusyo/a(da)
Protocol
Majaajilo/a(da); majaajilooyin(ka)
Comedy, jokes
Mucaarad(ka); macaarado/a(ha)
Opposition
Qarash(ka); qarashaad(ka)
Expense
Qaxooti(ga); qaxootiyo/a(da)
Refugee
Qurbo/a(ha)
Diasporia
Riwaayad(da); riwaayado/a(ha)
Concert
Shareecada
The islamic law
Shaydan(ka); shayaadiin(ada)
Satan
Soo celi
To return back
Soo galooti(ga); soo galootiyo/a(da)
Immigrant
Soo jireen(ka); soo jireeno/a(da)
Heritage
Welwel(ka)
Concern
Xagjir(ka); xagjiro/a(da)
Extremist