Border Dispute: Kenya U10 Ch36 D3 Flashcards
Aag(a) dhaqaale/a(ha);
Aagag(ga) dhaqaale/a(ha)
Exclusive economic zone (EEZ)
Ansixi
To approve
Arrimaha dibadda
Foreign affairs
Calaamadsi; jeexo
To demarcate
Ceeb(ta); ceebo/a(ha)
Flaw
Dabaabad(da); dabaabado/a(ha)
Armored car
Dacwad(da); dacwado/a(ha)
Complaint
Dadaal(ka); dadaalo/a(da)
Effort
Dhawaaq
To declare
Dhawrsoon
To protect
Dhul badeed(ka); dhul badeedyo/a(da)
Territorial sea
Difaac
To defend
Go’aan(ka); go’aano/a(da)
Decision
Gorgortan
To compromise, bargain
Heshiiska isafgaradka
Memorandum of Understanding
Ka faa’ideysi
To take advantage of something or someone
Ka saar
To drive out
Kalfadhi(ga); kalfadhiyo/a(da)
Session of parliament
Khayraad(ka)
Resource
Maxkamad(da); maxkamado/a(ha)
Court
Muran(ka); murano/a(da)
Dispute
Nasiibdarro
Unfortunate
Qabso
To capture
Qalfoof qaaradeed(ka); qalfoofyo qaaradeed(ka)
Continental shelf
Qandaraas(ka); qandaraasyo/a(da)
Contract
Si dhaqso ah
Quickly
Si hoose
Locally
Si siyaasadeed
Politically
Tilmaan
To describe
U gudbi
To submit
Walaac(a); walaacyo/a(da)
Concern
Wareegto/a(da); wareegtooyin(ka)
Official memorandum, decree, mandate
Xeer ilaaliye/a(ha) guud; Xeer ilaaliyeyaal(sha) guud
The Attorney General
Xoree
To liberate
Xuduud badeed(ka); Xuduudyo badeed(ka)
Maritime boundary
Xuduud(da); xuduudo/a(ha)
Boundary