Gov & Finance U10 Ch35 D4 Flashcards
Abaabul
To organize
Abuur
To create
Ammaan(ka)
Security
Ansixi
To pass, validate, approve a bill
Arradan
Deprived of something
Bisha soo socota
Next month
Cilaaqaad(ka); cilaaqaadyo/a(da)
Relation
Damac
To want
Deyn(ta); deymo/a(ha)
Loan
Dibaaji/deebaaji(ga);
Dibaajiyo/deebaajiyo/a(da)
Down payment
Ganacsato caalami ah
International businesses
Habee
To streamline, structure
Hag
To lead, direct
Hagaha maalgashiga
Investment guide
Iska soo horjeed
Opposing each other
Jaranjaro/a(da); jaranjarooyin
Stage in a process
Lacag(ta); lacago/a(ha)
Money
Maalqabe/a(ha); maalqabayaal(sha)
Wealthy
Macluumad(ka); macluumaadyo/a(da)
Information
Meelmari
Put into effect
Qaanuun(ka); qaanuunno/a(da)
Qaynuun(ka); qaynuunno/a(da)
Rule, regulation
Qabo
To hold (ie. A meeting)
Qabyo/a(da)
Draft
Qeex
To define
Rajo/a(da); rajooyin(ka)
Hope
Ribo/a(da)
Interest
Saxiix
To sign
Sharciga maalgashiga shisheeye
Foreign investment bill
Shati(ga); shatiyo/a(da)
License, permit
Shir(ka) jaraa’id
Press conference
Soo jiido
To attract
Suuq dhaqaale oo xor ah
Free market economy
Tirakoob(ka)
Statistics, census
Waano/a(da); waannooyin(ka)
Advice
Waddan(ka); waddamo/a(da)
Country